Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

0
Monday April 08, 2019 - 13:17:06 in by salman abdi
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

    Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ay ka qayb galayaan shirka 140-aad ee midowga Baarlamaannada Adduunka, kaas oo haatan si habsami leh uga socda magaalada Doxa ee dalka Qatar.

 

 

Shirkan 140-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka waxaa guddoominaya Guddoomiyha Golaha Shuurada ee Dowladda Qatar,waxaana shirkan la qabtaa sanadkiiba mar,waxaana inta badan diirada lagu saaraa hadba xaaladda taagan.

 

Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo gaargaar ah laqaatay qaar kamid ah Guddoonada dalalka kasoo qeyb galay shirkaas.