Jarmal:Jaamacado Ku Yaala Dalka Garmalka Oo Ogolaaday In Ardayda Somaliyeed Inay Dalkooda Ku Diyaariyan Waxbarashada Heerka Labaad Ee Caafimaadka (Master of Medicine )

0
Friday April 12, 2019 - 16:33:46 in by salman abdi
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jarmal:Jaamacado Ku Yaala Dalka Garmalka Oo Ogolaaday In Ardayda Somaliyeed Inay Dalkooda Ku Diyaariyan Waxbarashada Heerka Labaad Ee Caafimaadka (Master of Medicine )

    Jarmal:Jaamacado Ku Yaala Dalka Garmalka Oo Ogolaaday In Ardayda Somaliyeed Inay Dalkooda Ku Diyaariyan Waxbarashada Heerka Labaad Ee Caafimaadka (Master of Medicine )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jarmal:Jaamacado Ku Yaala Dalka Garmalka Oo Ogolaaday In Ardayda Somaliyeed Inay Dalkooda Ku Diyaariyan Waxbarashada Heerka Labaad Ee Caafimaadka (Master of Medicine )

Jaamacado Ku Yaala Dalka Garmalka Oo Ogolaaday In Ardayda Somaliyeed Inay Dalkooda Ku Diyaariyan Waxbarashada Heerka Labaad Ee Caafimaadka (Master of Medicine )

Hadii aad tahay dhakhtar doonaaya in uu ku takhasuso shahaadada labaadee Caafimaadka (MD) adiga oo kala dooranaaya Maadooyinkan hoose waxaanu kaa caawinkarnaa in aanu kuu fududeyno shuruudaha aad ku helayso visaha waxbarasho oo Master ah oo aad dalka Jarmalka 18 bilood ku soo dhameyn doonto. Waxaa lagu siinayaa shaqo iyo deganaansho marka aad dhameysato waxbrashada 18-ka bilood ah .Maadooyinka aad kala dooran kartowaxaa ka mid ah kuwan hoose:
 

- Anesthesiology;
- Anatomy;
- Industrial Medicine/Occupational Medicine;
- Ophthalmology;
- Biochemistry;
- Surgery;
- Gynecology & Obstetrics;
- Ear-Nose-Throat Medicine;
- Dermatological, Venereal Diseases;
- Human Genetics;
- Hygiene and Environmental Medicine;
- Internal & General Medicine;
- Pediatrics;
- Pediatrics Psychiatry and Psychotherapy;
- Laboratory Medicine;
- Microbiology, Virology & Infection Epidemiology;
- Oral & Maxillofacial Surgery;
- Neurosurgery;
- Neurology;
- Nuclear Medicine;
- Public Health;
- Pathology;
- Pharmacology;
- Physical medicine & Rehabilitation;
- Physiology;
- Psychiatry & Psychotherapy;
- Psychosomatic Medicine and Psychotherapy
- Forensic Pathology;
- Radiation Therapy;
- Transfusion Medicine;
- Urology
.

Waxaa arday kasta ama tartame kastalagu xidhi doonaa shuruudahan hoose:

1- In uu haysto shahaadada kowaad ee Caafimaadka (Bachelor Degree in Medical Surgery )

2- In uu ka registergareysan yahay Wasaarada Caafimaadka ee dalkiisa.

3- In uu ka soo shaqeeyey dhakhtar oo uuhaysto waayo aragnimo dheeraad ah

4- In uu Fiiga iyo lacagta uu ku noolaanayo iska bixin karo sanadka koowaad waayo sanadka labaad waa bilaash waxbarashadu

5- In uu dalkiisa ka haysto warqada denbi la'aanta ah iyo warqad caafimaad oo cadeynaysa in uu ka reeban yahay cudurka dilaaga ah ee HIV Aids.

6- In uu soo qorto warqad uu ku soo bandhigaayo kartidiisa iyo sida ay uga go'an tahay in uu waxbarshada ku dhameyndoono mudadeeda.

Ardeyga buuxiya shuruudahaas kor ku xusan waxaanu ka caawin doonaa sida uga dhakhsaha badan ee uu ku helaayoVisewaxbarasho oo dalka Jarmalka ah.

Fadlan wixii Faa-faahin dheeraad ah kala soo xidhiidh magaca iyo emailkan ama numbarkan hoose: