Roobkii Gu'ga Oo Maanta Ka Curtay Magaalada Ceerigaabo

0
Sunday April 14, 2019 - 17:21:54 in by salman abdi
  • Visits: 413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobkii Gu'ga Oo Maanta Ka Curtay Magaalada Ceerigaabo

    Roobkii Gu'ga Oo Maanta Ka Curtay Magaalada Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobkii Gu'ga Oo Maanta Ka Curtay Magaalada Ceerigaabo

Roobkii gu’ga ayaa maanta ka curtay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxaana Roob lagu qabowsasay uu ka da’ay magaalada Ceerigaabo iyo deegaamada ku hareeraysan.


Roob gu’ga ayaa hore uga curtay deegaano ka mid ah gobollada galbeedka Somaliland sida Boorama, Gabiley iyo Wajaale.

Waxa guud ahaan Somaliland maanta laga tukaday salaad roob doon ah iyada la sheegayo in deegaano badan oo dalka ka mid ah ay ka taagan tahay biyo la’aan baahsani oo meelaha qaar ay dad ku dhinteen.