Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

0
Monday April 15, 2019 - 11:14:47 in by salman abdi
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

    Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

Saddex Qof ayaa ku geeriyooday Shil baabuur oo Saaka ka dhacay degmada Dacar-budhuq ee Gobolka Maroodi-jeex.

Saddexda Qof oo kala ah laba Rag ah iyo Qof Dumar ah, ayaa Geeriyooday markii uu la dhacay gaadhi yar oo ay la socdeen oo ah nooca loo yaqaano Tukhaanka.

Meydka saddexda Qof oo aan weli la aqoonsan ayaa la dhigay cisbitaalka Dacar-budhuq.