Maraykan:Turkiga Oo Wada Xeelad Uu Kaga Badbaado Cunoqabateyn Maraykanku Ku Soo Rogo

0
Wednesday April 17, 2019 - 09:19:53 in by salman abdi
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan:Turkiga Oo Wada Xeelad Uu Kaga Badbaado Cunoqabateyn Maraykanku Ku Soo Rogo

    Maraykan:Turkiga Oo Wada Xeelad Uu Kaga Badbaado Cunoqabateyn Maraykanku Ku Soo Rogo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykan:Turkiga Oo Wada Xeelad Uu Kaga Badbaado Cunoqabateyn Maraykanku Ku Soo Rogo Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in maamulka Madaxweyne Donald Trumpaanucunaqabateynin Turkiga haddii ay Shiidaalka ka soo qaataanIiraan iyo isla markaana hub ka soo iibsadaan Ruushka.


Afhayeenka Madaxweynaha Turkiga Mr. Ibrahim Kalin ayaa sheegay inaanu filaynin in Maraykanku uu cunaqabateeyo Turkiga, hase ahaatee ay diyaarsadeen qorshe adag oo ay arrintaas ku wajahayaan haddii ay dhacdo.


 

 

Dawladda Turkiga ayaa sawaariikhdaS-400 ka iibsatay dalka Ruushka, taasina waxay sababtayin xiisadi soo kala dhex gasho cilaaqaadkii Maraykanka iyo Turkiga.


Turkiga ayaa doonaya inuu shiidaal ka soo iibsado Iiraan bisha dambe, waxaanay wadaan dhaqdhaqaaqyo diblomaasiyadeed oo ay doonayaan inay kaga badbaadaan cunaqabateyn Maraykanku ku soo rogo.