Imaaradka:Madaxweyne Biixi Oo Maanta Markii Saddexaad U Safray Dalka Imaaraadka Carabta

0
Thursday April 18, 2019 - 12:16:22 in by salman abdi
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaaradka:Madaxweyne Biixi Oo Maanta Markii Saddexaad U Safray Dalka Imaaraadka Carabta

    Imaaradka:Madaxweyne Biixi Oo Maanta Markii Saddexaad U Safray Dalka Imaaraadka Carabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaaradka:Madaxweyne Biixi Oo Maanta Markii Saddexaad U Safray Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safar aan la sii shaacin ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

Wali madaxtooyadu wax faah faahin ah kamay soo saarin safarkan deg deg ah ee madaxweyne Biixi ugu baxay Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Sonaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii saddexaad u safraya dalka Imaaraadka Carabta.

Laba Bilood ka hor ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu safar uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.

Lix safar oo uu dalka dibeddiisa ugu baxay tan iyo markii uu xilka qabtay, waxaa uu saddex ka mid ah safarradaasi ku tagey dalka Imaaraadka carabta.