Deg deg Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidanka Policeka Oo Hada Is dilay +Sababta Ka Danbaysa Iyo Goobta Uu Isku Dilay.
Deg deg Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidanka Policeka Oo Hada Is dilay +Sababta Ka Danbaysa Iyo Goobta Uu Isku Dilay.
Deegaankan Likoni oo ka tirsan magaalada Mombassa ayaa waxaa siweyn u saameysay dhacdadan uu isku dilay taliyaha oo la sheegay in ka hor inta uusan toogashada ku dilay gabadha ay saaxiibada ahaayeen uu muran dhaxmaray.
Taliye ku-xigeenka saldhiga Booliiska deegaanka Likoni Joab Omondi ayaa is dilay kaddib markii uu toogasho ku dilay gabar ay saaxiib ahaayeen.
Gabadha uu dilay taliyaha ka hor inta uusan is dilin ayaa la sheegay in ay ka shaqeyneysa baar ku yaalla deegaanka Mtongwe ee Magalada Mombaasa.
Saraakiisha Booliiska oo gaaray halka falkani uu ka dhacay ayaa wada baaritaano xoogan oo la xiriira sababaha ugu weyn ee ka dambeysay in uu taliyahaasi sare uu is dilo.
Ma jiro faah faahin intaa dhaafsiisan oo ay ka bixiyeen saraakiisha Booliiska taliyahan is dilay.