War Deg Deg Ah:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

0
Saturday April 20, 2019 - 12:12:32 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

    War Deg Deg Ah:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

Magaalada Garoowe waxaa subaxnimadii hore ee saakay ku geeriyooday oo siweyn looga garanayay guud ahaan deegaannada Puntland.


Wuxuu soo noqday guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Puntland, wasiirkii hore ee howlaha guud ee Puntland iyo wasiirkii hore ee Kalluumeysiga Puntland.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa siweyn uga soo shaqeeyay siyaasada Puntland ku dhawaad 20kii sano ee ugu danbeysay isaga xilal kala duwan ka soo qabtay maamulka.

Marka laga soo tago in uu soo noqday guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland sidoo kale marxuumku soo qabtay xilka wasiirka howlaha Guud iyo Wasaarradda Kalluumeysiga oo uu Wasiir ka soo noqday.