Srilanka:Wararkii Ugu Dambeeyay Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Ka Dhacay Dalka Srilanka Oo Gaadhay 207 Qof

0
Monday April 22, 2019 - 10:05:00 in by salman abdi
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Srilanka:Wararkii Ugu Dambeeyay Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Ka Dhacay Dalka Srilanka Oo Gaadhay 207 Qof

    Srilanka:Wararkii Ugu Dambeeyay Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Ka Dhacay Dalka Srilanka Oo Gaadhay 207 Qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Srilanka:Wararkii Ugu Dambeeyay Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Ka Dhacay Dalka Srilanka Oo Gaadhay 207 Qof

-In kabadan 207 qof ayaa maanta oo Axad ah ku dhintay qaraxyo lala eegtay kaniisaddo iyo hoteello ku yaalla dalka Srilanka.

Qaraxyadan waxaa ku dhaawacmay in ka badan 400 oo qof.

Saraakiil dhinaca amniga ah ayaa wakaaladdaha wararka u sheegay in laba ka mida qaraxyada ay fuliyeen dad isa soo miidaamiyay.

Saraakiisha ayaa sheegaya in mid ka mid ah kaniisadaha la qarxiyay oo lagu magacaabo Saint Anthony iyo saddexda hotel ee la qarxiyay ay ku yaaleen Colombo oo ah caasimadda Srilanka.

Kaniisadaha kale ayaa yaalla magaalada Negombo, oo ka baxsan Colombo, iyo magaalada Zion ee ku taala Batticaloa.

Ma jirto cidda ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda weeraradan.