Gaaadhi Walxa Qarax Laga Soo Buuxiyay Oo Ku Qaraxay Wado Halbawla Ah Oo Ku Taal Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

0
Monday April 22, 2019 - 17:20:03 in by salman abdi
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaaadhi Walxa Qarax Laga Soo Buuxiyay Oo Ku Qaraxay Wado Halbawla Ah Oo Ku Taal Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

    Gaaadhi Walxa Qarax Laga Soo Buuxiyay Oo Ku Qaraxay Wado Halbawla Ah Oo Ku Taal Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaaadhi Walxa Qarax Laga Soo Buuxiyay Oo Ku Qaraxay Wado Halbawla Ah Oo Ku Taal Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

Qarax gaar lagu soo xiray ayaa goor dhaw ka dhacay Waddada Tarbuunka ee degmada Hodan sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Gaariga Qaraxa lagu soo xiray ayaa waxaa la sheegay in uu ka badbaaday qofkii watay, hasse ahaatee waxaa ku dhaawacmay laba ruux oo shacab ahaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tagay halka uu qaraxa ka dhacay, kuwaa oo halkaa ka bilaabay baaritaanno la xiriira qaraxa.

Qarax-yada gawaarida lagu dhejiyo ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay aad ugu soo badanayeen magaalada Muqdisho.