Daawo Sawiro ku Saabsan Sidii Looga Ciiday Magalada Gebilay

0
Saturday October 04, 2014 - 21:07:35 in by salman abdi
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro ku Saabsan Sidii Looga Ciiday Magalada Gebilay

    Magaalada Gebiley ee xarunta gobolka Gebiley iyo degmooyinka hoos yimaada ayaa maanta si weyn looga oogey salaada Ciida Adxaha,iyada oo ay kumanaan qof isugu soo bexeen tukashada salaada ciida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Gebiley ee xarunta gobolka Gebiley iyo degmooyinka hoos yimaada ayaa maanta si weyn looga oogey salaada Ciida Adxaha,iyada oo ay kumanaan qof isugu soo bexeen tukashada salaada ciida.

Dadka waxa salaada kala qayb galay maayirka magaalada Gebiley Shucayb Maxamed Muuse iyo Guddoomiyaha gobolka Gebiley Mustafe Shiine.

Waxaanay dad weynaha halkaasi ku tukadey ku hambalyeeyeen munaasibada ciida awgeed.








Contact@afkashacabka.com