Hargeisa:-Kiis Wariye Cabdi Maalik Oo War Cusub Iyo Maxkamda Hargeisa Oo Go,aan Gaadhay Cusub.

0
Tuesday April 23, 2019 - 12:39:47 in by salman abdi
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Kiis Wariye Cabdi Maalik Oo War Cusub Iyo Maxkamda Hargeisa Oo Go,aan Gaadhay Cusub.

    Hargeisa:-Kiis Wariye Cabdi Maalik Oo War Cusub Iyo Maxkamda Hargeisa Oo Go,aan Gaadhay Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Kiis Wariye Cabdi Maalik Oo War Cusub Iyo Maxkamda Hargeisa Oo Go,aan Gaadhay Cusub. Kiiskii Cabdimaalik Oo War Ka Soo Baxay Iyo Gudoomiyaha Maxakamada Sare Oo Go,aan Soo Saaray

guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamiyay in dacwadda wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu

qaado Maxkamadda gobolka maroodi­jeex sida uu ii sheegay garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo u doodaya.
Maxkmadda gobolka maroodi­jeex ayaa hore u diiday in ay dhagaysato dacwadda Coldoon, iyadoo ku doodaysa in lagu

celiyo Maxkabadaha Burco oo ah halka laga soo qabtay.

Xeer ilaalinta iyo Booliska ayaa ka codsaday Maxkabadda sare in Hargeysa lagu qaado dacwaddan sababo ammaan Aw­gee