Marwada koowaad oo Caruurta Agoomaha Deeq gudoonsiisay Daawo Sawiro

0
Saturday October 04, 2014 - 21:14:18 in by salman abdi
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwada koowaad oo Caruurta Agoomaha Deeq gudoonsiisay Daawo Sawiro

    Marwada koowaad Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina-weris Sheekh maxamed Jirde ayaa salaada Ciidal Adxa ka dib waxa ay booqasho ugu tagtay Caruurta Agoomaha ah ee ku sugan Xarunta Daryeelka Caruurta Agoomaha ah ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada koowaad Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina-weris Sheekh maxamed Jirde ayaa salaada Ciidal Adxa ka dib waxa ay booqasho ugu tagtay Caruurta Agoomaha ah ee ku sugan Xarunta Daryeelka Caruurta Agoomaha ah ee Hargeysa.


DSC_0544
Marwada oo sida u caadada ah marwalba ka war haysa kana wardoonta dareenka iyo daryeelka caruurta agoomaha ah ee ku sugan xarunta agoomaha ee hargeysa, Gabiley iyo goobaha kaleba waxa ay maanta la ciiday caruurta yar yar ee xaruntaasi ku jira iyada oo u geysay Xaqal ciid.

DSC_0689

waxaanay marwadu caruurta u jeedisay hadalo waxtar iyo dhiirigelinba isugu jira, iyada oo marwadu marwalba ka duusha inay caruurtani aanay dareemin waalidkii dhalay, balse ay dareemaan inay leeyihiin hooyo jecel oo ka war haysa marwalba iyada oo uga mahadnaqday ganacsatada qiimaha badan ee marwalba kala qaybqaata dedaalka loogu jiro caruurtan yaryar ee lagu ciidsiiyo ama lagu daryeelo.

DSC_0690

Marwada oo dareenkeeda hooyonimo ku hadlaysa ayaa caruurta ku dhiirigelisay inay yihiin mustaqalkii beri dalkan xukumi lahaa loona baahan yahay in la garab istaago oo la caawiyo kolba wixii ay u baahan yihiin.

 

Marwada oo kormeer ku soo martay Caruurta aadka u yar yar ee ku jira xoolasha, xarunta agoomaha, marwada oo caruurta mid mid u soo dul istaagtay warbixina ka dhegeysatay maamulka carunta agoomaha iyo haweenka ku hawlan daryeelka iyo xanaanaynta caruurtan.

DSC_0551

DSC_0553

DSC_0557

DSC_0563

DSC_0564

DSC_0567

DSC_0570

DSC_0573

DSC_0585

DSC_0608

DSC_0618

DSC_0623

DSC_0635

DSC_0637

DSC_0652

DSC_0671

DSC_0673

DSC_0679

DSC_0682

DSC_0689

DSC_0690

DSC_0698

DSC_0703

DSC_0709

DSC_0722

DSC_0541

DSC_0544

DSC_0550

Contact@afkashacabka.com