Deg Deg: Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon IyO Maxamed Sadiiq Dhame Oo Maxkamadu Xukun Rumaan Ah Ku Riday

0
Saturday May 04, 2019 - 16:11:19 in by salman abdi
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon IyO Maxamed Sadiiq Dhame Oo Maxkamadu Xukun Rumaan Ah Ku Riday

    Deg Deg: Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon IyO Maxamed Sadiiq Dhame Oo Maxkamadu Xukun Rumaan Ah Ku Riday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg: Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon IyO Maxamed Sadiiq Dhame Oo Maxkamadu Xukun Rumaan Ah Ku Riday Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta min 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme, waxana loo wareejiyay Xabsiga weyn ee Hargeysa. Gudomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed sidiiq dhame iyo saxafi cabdimaalik muuse coldoon oo xukuumada madaxwayne biixi ay soo xidhay ayaan wali si cad loo hor keenin maxkamada igaoo labadan shakhsi ay xukuumad sheegtay inay danbiyo kala duwan ka galeen qaranka iyo madaxwyne biixi isla markaana ay sheegen in la horkeeni doono sharciga si loo mariyo ciqaabtay ay mutaysteen.

Hadaba maxkamada gobalka Maroodijeex ayaa maanta usii jartay labadan shakhsi in todobo cisho kale lagu sii hayo saldhiga wayn ee magaalada hargeysa.
Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person