Hargeysa: "Xildhiaan Dhakool sifo sharci darro ah baa lagu xidhay inaan Booqdo na wa la ii diidey"Baashe M Faarax

0
Saturday May 11, 2019 - 15:13:55 in by salman abdi
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: "Xildhiaan Dhakool sifo sharci darro ah baa lagu xidhay inaan Booqdo na wa la ii diidey"Baashe M Faarax

    Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Bash Maxamed Faarax ayaan ka qaybgalin aaski Xaji Cabdi waraabe ee saaka isagoo ka hadlay isago cadhaysan xadhigi xildhibaan Dhakool, wuxu sheegay in booliska iyo dawladduba 2 khalad oo waaweyn gashay isla mark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Bash Maxamed Faarax ayaan ka qaybgalin aaski Xaji Cabdi waraabe ee saaka isagoo ka hadlay isago cadhaysan xadhigi xildhibaan Dhakool, wuxu sheegay in booliska iyo dawladduba 2 khalad oo waaweyn gashay isla markaasna xildhibaan dhakool xadhigiisa ay ka xun yihiin