Hargaysa:Ciidamada Dab-Demiska Somaliland Oo Maanta Badbaadiyay Ilmo Yar Oo Lagu Riday Suuli+SAWIRRO

0
Thursday May 16, 2019 - 10:43:12 in by salman abdi
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Ciidamada Dab-Demiska Somaliland Oo Maanta Badbaadiyay Ilmo Yar Oo Lagu Riday Suuli+SAWIRRO

    Hargaysa:Ciidamada Dab-Demiska Somaliland Oo Maanta Badbaadiyay Ilmo Yar Oo Lagu Riday Suuli+SAWIRRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Ciidamada Dab-Demiska Somaliland Oo Maanta Badbaadiyay Ilmo Yar Oo Lagu Riday Suuli+SAWIRRO

Ciidamada Dab Damiska Somaliland ayaa maanta soo badbaadiyay wiil yar oo umul ahaa, ka dib markii lagu dhex riday suuli.

Dhacdadan oo argagax gelisay bulshada ayaa waxay maanta ka dhacday xaafadda October ee Magaalada Hargeysa.

"Maanta waxaa noo timid haweeney naga codsatay in suuli la siiyo, markii ay gashay, ayna baxday waxaanu maqalnay ilmo yar ooynaaya, inaganu waxaan ku wargelinay Ciidamada Dab Damiska.” Ayay tidhi haweeney u hadashay dadkii guriga deganaa.

Ciidamada Dab Damiska oo suuliga burburiyay ayaa ka soo saaray canugii yaraa, iyagoona u qaaday goobaha caafimaadka, si lagula tacaalo xaaladiisa caafimaad.

Ilmahan yar oo 24 saac oo keliya jiray ayaa waxaa kiiskiisa la wareegay Ciidamada Dembi Baarista Somaliland.