Hargeysa:Daawo "waxaanu diyaar unahay inaanu siidayno Maxaabiista Tukaraq" Madaxweyne Muuse Bixi

0
Sunday May 19, 2019 - 10:27:33 in by salman abdi
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Daawo "waxaanu diyaar unahay inaanu siidayno Maxaabiista Tukaraq" Madaxweyne Muuse Bixi

    Madaxweynaha Somaliland oo xalay Munasibad ka dhacday Madaxtooyada hadalo ka jeediyey ayaa si weyn uga hadlay xaaladaha ka dhex taagan somaliland iyo somalia isagoo ballanqaaday inay sii deyn doonaan maxabiistii ay ku qabteen dagaaladi dhex maray som

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland oo xalay Munasibad ka dhacday Madaxtooyada hadalo ka jeediyey ayaa si weyn uga hadlay xaaladaha ka dhex taagan somaliland iyo somalia isagoo ballanqaaday inay sii deyn doonaan maxabiistii ay ku qabteen dagaaladi dhex maray somaliland iyo maamulka Puntland ee somalia