Guddomiye Cirro oo ereyo kooban kaga jawaabay Weedho madaxweynuhu ku ganay

0
Sunday May 19, 2019 - 10:50:19 in by salman abdi
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiye Cirro oo ereyo kooban kaga jawaabay Weedho madaxweynuhu ku ganay

    Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay madaxweyne Muuse Biixi oo la xidhiidha xuska 18-ka May.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay madaxweyne Muuse Biixi oo la xidhiidha xuska 18-ka May.


Gudoomiye Cirro ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu kaga hadlay maqnaanshaha uu kaga baaqday xuska munaasibada 18-ka May oo maanta lagu qabtay caasimada Hargeysa.


Gudoomiye Ciro ayaa qoraalkiisa ku yidhi:  "Waa maalin aanay xisbiyadu isu muuqan oo ay qaranimadu ka weyn tahay. Joogisteyda 18-ka May ma xalaalaynayso xuskeeda, maqnaanshiiyahayguna xaaraantimeyn maayo! Niyadsami ku xusa oo weyneeya maalintan weyn.


Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!


GUUL & GOBANNIMO.