Muqdisho:Raysal Wasaare Khayre Oo Kormeeray Ardayda U Fadhida Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Somaliya SAWIRO

Ra'iisul wasaraaaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda
ayaa soo xidhay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo sinabad-gelyo ah kusoo dhamaaday.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Gahayr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday si uu u ogaado xaalada ardayda gashay imtixaanka uguna dhiiri galiyo in ay sii wadaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada.
Imtixaanka Shahaadiga ah oo sannadkaan ay ka qayb galeen1,258 arday ayaa waxa uu si isku mid ah uga socday magaalada Muqdisho iyo goballada dalka laga soo billaabo 27/05/2019.