Gudaha:-Xukuumad Waxaan Ugu Baaqaynaa Heshiiskii Khaatumo In Ay Fuliso"Gudoomiye Cirro.

0
Friday June 14, 2019 - 10:03:57 in by salman abdi
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Xukuumad Waxaan Ugu Baaqaynaa Heshiiskii Khaatumo In Ay Fuliso"Gudoomiye Cirro.

    Gudaha:-Xukuumad Waxaan Ugu Baaqaynaa Heshiiskii Khaatumo In Ay Fuliso"Gudoomiye Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Xukuumad Waxaan Ugu Baaqaynaa Heshiiskii Khaatumo In Ay Fuliso"Gudoomiye Cirro.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Canbdilaahi ( Cirro), ayaa ugu baaqay xukuumada inay fuliyaan heshiiskii xisbiga Kulmiye dawladiisii hore ay la geleen Prof.Cali Khaliif Galaydh iyo kooxda Khaatumo. guddoomiye Cirro ayaa hadalkan ku baahiyay bartiisa Twitter-ka, waxaanu xukuumada si kooban ugu sheegay in loo baahan yahay in dalka la mideeyo"Xukuumadda KULMIYE waxa aan ugu baaqeynaa in ay fuliso heshiiskii ay la galeen Dr. Cali khaliif Galaydh iyo maamulka Khaatumo, Waxaana muhiim ah in wax walba laga horeysiiyo maanta mideynta dalka iyo dadka.”

Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo la galay heshiis nuxurkiisu yahay sidii loo dhammayn lahaa tabashada bulshada gobolka Sool ka qabto Somaliland, waxaana la filayay in madaxweyne Biixi fuliyo arrimahaasi laakiin, marar badan ayuu niyad jab ka muujiyay Cali Khaliif fulin la’aanta heshiiska.