Gudaha:-Aqoonyahanka Reer Somaliland Oo Baaqa Ka Soo Saaray Shirka Ay Ku Dhawaaqay Buur-madow Iyo Arimaha Uu Daran Yahay Shirku.

0
Friday June 14, 2019 - 17:59:30 in by salman abdi
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Aqoonyahanka Reer Somaliland Oo Baaqa Ka Soo Saaray Shirka Ay Ku Dhawaaqay Buur-madow Iyo Arimaha Uu Daran Yahay Shirku.

    Gudaha:-Aqoonyahanka Reer Somaliland Oo Baaqa Ka Soo Saaray Shirka Ay Ku Dhawaaqay Buur-madow Iyo Arimaha Uu Daran Yahay Shirku.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Aqoonyahanka Reer Somaliland Oo Baaqa Ka Soo Saaray Shirka Ay Ku Dhawaaqay Buur-madow Iyo Arimaha Uu Daran Yahay Shirku.

Xirsi Iyo Kuwii Ku fashilmay Waxqabadka Bariga SLnd markay Xilka hayeen maanatana Lacagtii Ay Boobeen Usoo Dhiibay Buurmadaw

waxa Jirtay In Dhawaan La doortay Madaxwayne Cusub Iyadoo Lagu Kala Calaf qaaday salaadiyiinta Beelaha bariga Burco Ay Si Mugleh U taageereen Xisbiga KULMIYE Kuna Guulaysteen Inay Soo saaran maadxwayanaha maanta Jooga Iyado Xuluufaysigu Ka Jiro ADUUNKA Oo Dhan Ayaa waxay U samir Kari Waayeen dawalada Cusub Ee Jirtay Sanadka Iyo Badhka Oo Ay gashadeen Xoog Iyo Xoolo Xigmad,Iyadoo Markiiba Lagu Bilaabay Xamaasad Mucaarid Lagaga Dhigaayo Beelaha Bariga BURCO Ee Doortay Madaxwayne Muuse Biixi----LAACA ARAGATAYE LAAGA MA OGTAHAY-----Hadaba waxa yaableh In Maanta Halkii Laga Tashan Lahaa Horumarka Sideebaynu Uga Qayb qaadan Gudiyona Ugu samaynaa, Inay Xirsi Iyo Xuluufadiisii Necbayd wadajirka KULMIYE Ay isticimaaleen Lacag Loo Soo Dhiibay Buurmadaw Iyo Iyo Saldiyiinkale ,Waa Ayaan daro In Marba Gees loo wado Beesha U Baahnayd Horumarka Iyo waxqabad, Ceeb Ayay Ku tahay Inay Mucaarid Laga Dhigo Siyar,,Hadaba yeelimayno hadaanu nahay Aqoonyahanka Qurba Joogta Beelaha Sidaas Awgeed ,,,Ma Xuma In lala Shiro HY Oo Tol Ayaa layahay Laakiin Sida Muuqta waa Shir Siyaasadaysan Oo Ay Dabada Ka Riixayaan Xirsi Ina xaashi Buurmad, Aayaha Reerka yaan Lagu Ciyaarin.

Waxa Dhici Doonta In Taariikh Xumo Aad Ka qaadan hadaad ka Fiirsan Waydaan Shirka dabada Laga wado Joojiya Fudadayka Kana tasahada waxa Laydiin Hadoodilaayo wabilaahi Tawfiiq.

By Aqoonyahanada Qurbaha Beelaha HJ