War Deg Deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Doon Urarnayd Ganacsato Somaliland Ah Oo Degtay.

0
Friday June 14, 2019 - 18:03:58 in by salman abdi
  • Visits: 413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Doon Urarnayd Ganacsato Somaliland Ah Oo Degtay.

    War Deg Deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Doon Urarnayd Ganacsato Somaliland Ah Oo Degtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Doon Urarnayd Ganacsato Somaliland Ah Oo Degtay.

Doon magaceeda La Odhan Jiray Maxamed Naciim oo Dabayaaqadii Bishii Ramadan kasoo Shiraaqatay Dekada Dubai

ee dalka Imaaraadka carabtaoo u rarnayd ganacsato Reer Somaliland ah ayaa saaka degtay, sida Cabdiraxiim Saleebaan Jaamac oo kamid ah ganacsatada ay doontu urarnayd uu sheegay Hadhwanaagnews.

 

Sheekh cabdi raxiim ayaa xaqiiiyay inDoontasi Degtay saaka Xiligii salaada Subax Lagu Jiray Kadib markii dabaylo Xooganoo ah Kuwii xagaaga ay ka HoryimaadeenSocodkuna ku adkaaday, CabdiraxiimWuxuu Intasi ku daray in Doontu u Jirtay Berberamasaafo dhan 140 Maillakiin ay Awood u wayday Dabaylaha Xoogandaraadood in ay soo jiidho waxaana isku dayday in ay dhufays ka dhigato inta dabayshu yaranaysomagaalo xeebeeda mukla ee dalka yemenlaakiin taasi way usuura gali wayday ayuu yidhi.

Sheekhcabdiraxiimayaa sheegay in laga badbaadiyayshaqaalihii doontaawaxaanu guray diyaaradaha tooska u kacaee helikobtarka looyaqan, inta wuxuu ku daray inshaqaalaha doontuahayeen Hindi.

 

Doontanayaa waxasarnaa50 babuur oo kala duwan iyo ganacsikala duwan oo dhawarmilyan oo doolar ku dhawaa sida uu qiyaasay mr cabdiraxiim oo ku sugan Dubai.

 

Sida wararku xaqiijiyeenShirkada daldhis ayaanaugu Khasaare Badnayd waxaana ka srnaaaduun dhan sideed boqol oo kun oo doolar inkastookhasare xoogani soo wada gaadhayguud ahaanba ganacsadatii ay u rarnayd doontani