Dil Wadareed Argagax Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Galkacayo Iyo Tirada Dadka La Xaquuqay.

0
Saturday June 15, 2019 - 11:59:05 in by salman abdi
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dil Wadareed Argagax Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Galkacayo Iyo Tirada Dadka La Xaquuqay.

    Dil Wadareed Argagax Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Galkacayo Iyo Tirada Dadka La Xaquuqay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dil Wadareed Argagax Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Galkacayo Iyo Tirada Dadka La Xaquuqay.

Rag hubaysan ayaa xalay 9 qof ku dilay koonfurta Magaaladda Galkacayo ee gobolka Mudug, dilkan ayaa ka dambeeyay markii Koox ku hubaysan bastoolada ayaa xalay fiidkii ku dileen Magaaladda Cali Tahliil Cadceed oo ahaa sargaal ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya, gaar ahaan qaybta qaabilsan Galmudug.

 

Dil wadareedkaas ka dhacay magaalada Galkacayo ayaa waxaa kaloo ku dhaawacmay laba qof oo kale.

 

Dadka la laayay ayaa dhammaan ka soo jeeda Maamul goboleed Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Ciidamada amniga Galmudug ayaa bilaabay inay baadigoobaan kooxihii ka dambeeyay Dilka 9 qof

 

Dilkan ayaa noqonaya kii labaad ee ka dhacay degaanada maamul goboleedka Galmudug, iyadoo toddobaadkii hore lagu dilay 4 qof, kuwasoo ka soo jeeda Koonfur Galbeed.