Muqqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dadki Lagu Laayay Gaalkacyo

0
Sunday June 16, 2019 - 11:25:06 in by salman abdi
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dadki Lagu Laayay Gaalkacyo

    Muqqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dadki Lagu Laayay Gaalkacyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dadki Lagu Laayay Gaalkacyo

loogu geystay sagaal ruux oo rayid ah oo dhamaantood kasoo jeeda gobollada Koofureed ee Soomaaliya.

Dadka la dilay ayaa la sheegay in lagala baxay guryahooda, kaddibna la isugu geeyay duleedka magaalada halkaas oo lagu laayay. Afar ka mida ayaa la sheegay in ay ahaayeen hal qoys.

 


Wariyaheenna Gaalkacyo ayaa kusoo warramaya inaanan wali lasoo qaban dadki falkaasi ka danbeeyay.

Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dowladda aad uga xuntahay falkaasi gurracan isla markaana ay cambaareyneyso ciddii ka danbeysay.

Dilka sagaalka qof iyo dhaawaca labada kale ayaa yimid waxyar kaddib, marki gudaha magaalada Gaalkacyo ay rag bistoolado ku hubeysan ku dileen Cali Tahlil Cadceed oo ahaa taliye ka tirsanaa ciidanka nabadsugidda Galmudug.

Dilka ragaasi lagu laayay Gaalkacyo, ayaa waxaa sidoo kale cambaareeyay Madaxweynaha Maamul-Goboleedyada Koofur Galbeed, madaxweynihi hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud, Siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.


VOA.