Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Jiif Iyo Ugu Jirta Sidii Ay Joojin Lahayd Shirar Kala Duwan Loogag Dhawaqay Magalada Burco.?

0
Sunday June 16, 2019 - 18:41:54 in by salman abdi
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Jiif Iyo Ugu Jirta Sidii Ay Joojin Lahayd Shirar Kala Duwan Loogag Dhawaqay Magalada Burco.?

    Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Jiif Iyo Ugu Jirta Sidii Ay Joojin Lahayd Shirar Kala Duwan Loogag Dhawaqay Magalada Burco.?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Jiif Iyo Ugu Jirta Sidii Ay Joojin Lahayd Shirar Kala Duwan Loogag Dhawaqay Magalada Burco.?
Inta Iyo Uu Dhawaan Boqor Buur Madow Ku Dhawaaqay Shirka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Uu Ku Baaqay Boqorku Balse Xukuumad Uu Dhag Wadeenka Ka Yahay Madaxweyne Biixi Ayaa Meel Adag Iska Taagtay Shirka Uu Lagu Midaynayo Beelaha Ku Kala Aragti Duwanaaday Siyaasada Doorashada Ee Dalka Ka Dhacay.

Balse Taas Badalkeeda Waxa Xukuumad Somaliland Ee Uu Madaxweyne Biixi Hogaanka U Hayo Ayaa Waxa Ay Sas Ka Qabaan Shirarka Kala Duwan Ee Lagag dhawaaqay Xarunta Gobolka Togdheer Oo Shirarkan Ayaa Waxa Ku Kala Qaabay Boqor Buur Madow Iyo Waliba Dhalinyarada Gobolka Togdheer Oo Isku Duuban.

Wasiiro Ka Mid Ah Xukuumad Biixi

Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Xukumada Somaliland Ee Ka Soo Jeeda Gobolada Bariga Somaliland Aya Waxa Ay Walaac Ka Qabaan In Uu Xilkooda Galaafto Ama Saamayn Ku Yeesho Qabsoomida Shararka Kala Duwan Ee Lagag Dhawaqay Magaalada Burco Oo Jiif Iyo Joogba U Diiday Wasiiraddan Aan Saamayn Ku Lahayn Deegaanada Ay Ka Soo Jeedan Togdheer, Sanaag Sool Buuhoodle Ceel-afweyne Iyo Gobolka Saraar Oo La Filayo In Ay Noqodaan Meelaha Ku Xiga Ee Iyaguna Shirarkani Marka Ay Dhamaadan Ku Xigi Doonan.

Ila Xogagal Ah Oo Aan Helayno Ayaa Sheegay In Ay Shirarkani Daaran Yihiin Isku Tashi Iyo Masiirka Siyaasadeeda Ee Deeganad Bariga Somaliland Oo Saluug Ka Muujiyay Habsamida Socodka Xukuumad Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ay Sheegeen In Aan Loo Dhamayn Xukunka Dawlada Oo Ah Mid La Soo Wada Doontay


Xukuumad Somaliland Ayaa Waxa Ay Heegan Adag U Gashay Sidii ay u Joojin Lahayd Shirarka Ay Kala Qabsanayaan Ama Ay Ku Kala Dhawaaqeen Boqor Buur Madow Iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer Oo Ay Sheegeen In Ay Kaga Tashanayaan Masiirkooda Siyaasadeed, Taas Badelkeeda Ayaa Xukuumad Somaliland Oo Hore U Sheegtay In Ay Hore U Joojisay Bixinta Lacagaha Lagu Bixinayo Meelo Aan Loo Qorshayn Ayaa Hada Wada Qorshe Ay Dhaqaale Badan Ku Bixinayso Oo Ay Doonayso In Ay Dab Kala Dhex Dhigto Shirarkan Lagu Qaban Doono Oo Doonaysa In Aanay Qabsoomin Shirarkani.

Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Biixi Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer Ayaa Daadaal Dheer Ugu Jira Qaababkii Ay Kula Irdhayn Lahaayeen Shacabka Somaliland Ee Doonay Waxa Wada Lahaan Shaha, Isku Duubnida Iyo Isku Tanaasulka Siyaasadeed Ee Ka Soo Jeeda Xarunta Gobolka Togdheer.

La Soco Xogo Dhab Ah Oo Aan Kala Helayo Magacayada Wasiiradada Somaliland Ee Ku Heelan Joojinta Shirarkan

Burco-somaliland
Office..