Daawo:-Qaabkii Ay Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan.

0
Tuesday June 18, 2019 - 11:32:36 in by salman abdi
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Qaabkii Ay Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan.

    Daawo:-Qaabkii Ay Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:-Qaabkii Ay Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan. Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii saaka ka joojisay labada Telifishan ee kala ah Eryal Tv iyo Horyaal Tv,

sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha labadaa Telifishan.


 

 

Ilaa imika xakuumada iyo maamulka labada Telifishanba kamay hadal xayiraadan la saaray.

Dhinaca kale ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa warmurtiyeed uu soo saaray ku cambaareeyay xadhiga labadan telelifishan.

 


Warkan oo faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dambe.