War Deg Deg Ah:-Abwaan Caan Ah Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Addis Abbab+Magaca Abwaanka.

0
Tuesday June 18, 2019 - 12:08:37 in by salman abdi
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Abwaan Caan Ah Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Addis Abbab+Magaca Abwaanka.

    War Deg Deg Ah:-Abwaan Caan Ah Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Addis Abbab+Magaca Abwaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Abwaan Caan Ah Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Addis Abbab+Magaca Abwaanka. Inaa lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun


 

 Allaha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub), sida ay BBC-da u sheegeen dad la socday xaaladda abwaanka oo ku sugan Addis.

Abwaanka ayaa mudooyinkii u dambeeyay xanuunsanaa.


Toddobaadkii hore ayuu soo cumraystay, maalmihii u dambeeyay ayuuse ku sugnaa Adhis Ababa isaga oo halkaas lagu qalay.


Waxaa soo baxaya warar sheegaya in loo qaadayo magaalada Jigjiga si halkaas loogu aaso.

 


BBC