Daawo: Masaajidka Xaramka Ee Maka Oo Laga Wado Balaadhintii Ugu Waynayd Taariikhda Si Hal Milyan Oo Qof Ugu Tukan Karto Gudihiisu

0
Friday October 10, 2014 - 12:46:03 in by salman abdi
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Masaajidka Xaramka Ee Maka Oo Laga Wado Balaadhintii Ugu Waynayd Taariikhda Si Hal Milyan Oo Qof Ugu Tukan Karto Gudihiisu

    Masaajidka barakaysan ee Xaramka Maka ayaa lagu samaynayaa balaadhintii ugu waynayd ee abid lagu kordhiyo masaajidka, waxaana sida lagu wado marka la dhameeyo ku tukan doona gudihiisa oo kaliya hal milyan oo qof, halka banaankiisuna ka qaadi doono, i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masaajidka barakaysan ee Xaramka Maka ayaa lagu samaynayaa balaadhintii ugu waynayd ee abid lagu kordhiyo masaajidka, waxaana sida lagu wado marka la dhameeyo ku tukan doona gudihiisa oo kaliya hal milyan oo qof, halka banaankiisuna ka qaadi doono, ilaa shan boqol oo kun oo qof.


Mashruuca balaadhinta Masaajidka oo la hakiyay intii gudashada waajibaadka xajku socotay, waxa uu ku kacayaa, boqolaal bilyan oo dollar, waxana loo samaynayaa qaab aad looga shaqeeyay oo yarayn doona cidhiidhiga.

Contact@afkashacabka.com