Muqdisho:-Madaxwaynaha Soomaliya Oo Mar Kale Ka Soo Saaray War Cusub Iyo Waxa Uu Daaran Yahay

0
Wednesday June 26, 2019 - 12:46:33 in by salman abdi
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Madaxwaynaha Soomaliya Oo Mar Kale Ka Soo Saaray War Cusub Iyo Waxa Uu Daaran Yahay

    Madaxwaynaha Soomaliya Oo Mar Kale Ka Soo Saaray War Cusub Iyo Waxa Uu Daaran Yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Soomaliya Oo Mar Kale Ka Soo Saaray War Cusub Iyo Waxa Uu Daaran Yahay


"Waxaan mar kale ku baaqayaa ama ugu baaqayaa in wadahadaladii Soomaliya iyo Somaliland aan dardargalino, waxaan ku soconaa muddo 30 sanno ah oo umadda Soomaaliyeed uu waqti badan ka lumay gaar ahaan dhalinyarada”,ayuu yidhi madaxwayne farmaajo.

Madaxwaynaha ayaa farta ku fiiqay sida ay lagama-maarmaanka u tahay in la isu xog waramo si loo daaweeyo ayuu yidhi nabaradii duruufihii adkaa ee la soo maray.

Madaxwaynaha dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa ugu baaqay in shacabka Soomaaliland sidii ay hormuudka uga ahaayeen midnimadii labada dhinac ay imikana hormuud u noqdaan midnimada dalka Soomaliya.

"Haddii dadka Waqooyi hormuud u ahaayeen dareenka gobonnimo-doonka iyo wadaniyadda,waxaan ugu baaqayaa inay hadda hormuud ka noqdaan midnimada iyo wadajirka soomaaliya”,ayuu intaa ku daray madaxwaynaha.