Mujaahid Maxamuud Qowdhan (Qamash) Oo Burco ku Geriyoday iyo Asxaabta Mucaradka iyo Mujahidinta SNM Oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray

0
Friday October 10, 2014 - 22:51:05 in by salman abdi
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Maxamuud Qowdhan (Qamash) Oo Burco ku Geriyoday iyo Asxaabta Mucaradka iyo Mujahidinta SNM Oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray

    Alle Haw Naxariistee Waxa Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Cusbitaalka Manhal Ee Magaladda Burco Mujaahid Maxamuud Qawdhan Oo Dadka Qaar ay u yaqaaneen (Qamash)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle Haw Naxariistee Waxa Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Cusbitaalka Manhal Ee Magaladda Burco Mujaahid Maxamuud Qawdhan Oo Dadka Qaar ay u yaqaaneen (Qamash)

Alle How Naxaristii Mujaahid Maxamuud Qawdhan ayaa isagu Maalmihii u Danbeyayba u Jiifay Xanuun isla markaasna Xaladiisa Cafimaad Lagu Dabibayay Cisbitalka Manhal Burco.
Axsaabta Xisbiyadda Mucaradka Somaliland iyo Waliba Qaar ka Tirsan Mujahadiinta SNM Oo Dhanbaal Tacsi ah Soo Gadhsiyay Shabakadda Caalamiga ah Hadhwanaagnews ayaa Dhanbaal Tacsi ah u Diray Guud ahaanba Mujahidiintii SNM iyo Waliba Qoyskii iyo Qarabadii Uu ka Baxay Marxumkaasi.
Magacyadda Masuuliyinta Tacsida u Diraya Mujaahid Maxamuud Qowdhan ayaa Kala ah
 
Gudoomiye Xisbiga Wadani Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi-Laahi (Ciro)
 
Gudoomiye Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe
 
Musharaxa Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
 
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac
 
Mujaahid Ibraahin Dhago Wayne
 
Mujaahid Axmed Mire Maxamed
 
Mujaahid Guuleed Daahir Samater
 
Mujaahid Maxamuud Xasan Dhaga Laaab
 
Mujaahid Cali Guray
 
Mujaahid Xasan Guure
 
Mujaahid Cabdi Salaan Yaasiin
 
Mujaahid Axmed Cumar Xaaji Cabdi Laahi (Xamarji)
 
Mujaahid Siciid Xaaji Axmed Qulunbe
 
Mujaahid Axmed Xaaji Maxamed Jawhari
 
Mujaahid Dayr Maxamed Cilmi (Xiniinya-Dheere)
 
Dhamaantood Waxay Mujaahidiintani Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Qaraabadii Asxaabtii Iyo Umada Somaliland Ee Uu Ka Baxay Mujaahid Maxamuud Qawdhan (Qamash ) Oo Ahaa Mujaahid Qayb Lixaad leh Ka Qaaatay Dhaq Dhaqaaqii Xornimo Doonka Somaliland Waxaanay Ilahay Uga Bayayaan Inuu Naxariistii Jano Ka Warabiyo Marxuunka Samir Iyo iimaana Ka Siiyo Umadii Uu Ka Baxay Mujaahidkani

 
Contact@afkashacabka.com