Deg Deg Tirada Ku Dhimatay Qarax Hada Dhacay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay.

0
Tuesday July 09, 2019 - 09:27:16 in by salman abdi
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Tirada Ku Dhimatay Qarax Hada Dhacay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay.

    Deg Deg Tirada Ku Dhimatay Qarax Hada Dhacay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Tirada Ku Dhimatay Qarax Hada Dhacay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay.

Wararka ka imanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in saddex ruux oo shacab ah ku dhinteen qarax lala eegtay gaari ay saarnaayeen deegaan hoostaga degmada maalintii shalay.

 

 

Isku-duwaha Caafimaadka ee degmada Dhoobley Nuur Biixi ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay uu qabsaday gaari ay la socdeen dad shaab ah oo ka soo anbabaxay deegaanno hoostaga degmada.

 

Waxaa sidoo kale la dhigay goobo caafimaad oo ku yaala qeybo ka mid ah gobolka Jubbada hoose gaar ahaan degmada Dhoobley dad qaba dhaawacyo kala duwan oo dhamaantood ahaan dad rayid ah oo la socday gaariga ay miinadu ku qarxday.

Majirto cid ilaa iyo hadda sheegatay qaraxa miino ee qabsaday Gaari ay la socdeen dadka shacabka ah, balse qaraxyada noocaas oo kale ah ee ka dhaca gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu bartilmaameedsadaa ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya ee ka howlgala deegaannadaas.