War Deg Deg Ah Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Jabhada Kornayl Care Oo Hada Dagaal Ku dhex Maray Deeganka Dhoob+Khasaraha Ka Dhashay.
Wararka Aan Ka Helay Deeganka Dhoob Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa Waxa Hada Dagaal Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Jabhada Uu Hogaamiyo Kornal Caare Ee Fadhigeedu Ahaa Magaalada Qardho Ee Maamulka Putland
Dad Goob Joog Ah Oo Aan Kala Xidhiidhnay Deeganka Dhoob Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa waxa Aya Noo Xaqiijiyeen in Uu Halkaasi Dagaal Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuw Uu Ka Amar Qaata Caare.
Ilaa Hada Wararka Aan Ka Helayo Ayaa Sheegay In aan Waxa Khasare Ka Dhashay Jirin Balse Ay Goobtaasi Ka Socodo Dagaal Aad U Culsu Oo La Isku Adeeg Sanayo Hub Aad U Culsu
Balse Maalintii Shalay Ayay Kala Markii Ay Jabhada Kornayl Caare Ay Dad Waayel Ah Ku Dileen Deeganka Ceel-afweyne
Kala Sooco Wararka Soo Kordha Shabakada Wararka Ee AFkashacabka.com