Xalada Magalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Oo Degan Ka Midb Mudarahadyo Maalintii SHalay Ka DHacay.

0
Thursday July 11, 2019 - 09:48:26 in by salman abdi
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xalada Magalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Oo Degan Ka Midb Mudarahadyo Maalintii SHalay Ka DHacay.

    Xalada Magalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Oo Degan Ka Midb Mudarahadyo Maalintii SHalay Ka DHacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xalada Magalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Oo Degan Ka Midb Mudarahadyo Maalintii SHalay Ka DHacay.


Waxa Galinkii Danbe Ee Shalay Magaalada Burco Ka Dhacay Mudaharadayo Mudo Saacado Ah Hakad Galiyay Isku Socodka Gaadiidka Iyo Goobaha Ganacsiga Oo Alabaada Loo Laabay

Saaka Ayaa Xalada Magaalada Burco Waxa Ay Shacabku Ku Soo Kaceen Magaalada Oo Dagan Oo Ay Sidii Caadiga Ahayd Ay U Furaya yihiin Goobaha Ganacsiga
Geesta kale Iyada Waxa Gobolka Sanaag Ee Magalada Ceeerigaabo Iyana Shalay Ka Dhacay Mudarahadayo Uu Hal Qof Ku Dhaawacamay
Balse Hada Ayana Waxa La ga Soo sheegayaa Mid Dagan Oo Ay Kala Socodaan Goobaha Shaqada Ee Magalada