Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Cadaalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaaliya?

0
Friday July 12, 2019 - 09:41:20 in by salman abdi
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Cadaalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaaliya?

    Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Cadaalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaaliya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Cadaalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaaliya?

Maxkamadda sare ee dalka iyo Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isku heysta dhismaha Machad-ka tababarka Garsoorka iyo magacaabista Garsoorayaasha.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood oo qaabilsan imtixaan ka qaadista iyo shaqaaleynta Garsoorayaal iyo kaaliyeyaal cusub oo ka bannaan garsoorka dalka, arrintaas ayaa waxaa ka hor yimid wasiirka Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji.


Wasiirka ayaa ku doodaya inaanu gudoomiyaha maxkamada sare awood u lahayn inuu magacaabo guddida imtixaan ka qaadista iyo shaqaalaysiinta garsoorayaasha iyo kalkaaliyaasha ka hawl galaya maxkamada kala duwan ee soomaaliya.