Gudaha:-Xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID ayaa heshiis rasmiya ka gaadhay khilaafka doorashada.

Xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID ayaa heshiis rasmiya ka gaadhay khilaafka doorashada.
Goor dhow ayay warbaahinta u faah faahinayaan madaxda xisbiyadu heshiiska ay gaadheen.
Beesha caalamka ayaa gadh wadeen ka ah heshiiska maanta ka dhacay madaxtooyaa.
Goor Dhaw La SOco Wararka Muuqalkan Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay