Hargaysa:-Hogaamiyaha Waddani Oo Hab Suugaaneed Ku Soo Bandhigay Dareenka Uu ka Qabo Heshiiska Xisbiyadu Ka Gaadheen Doorashada

0
Sunday July 28, 2019 - 20:17:24 in by salman abdi
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Hogaamiyaha Waddani Oo Hab Suugaaneed Ku Soo Bandhigay Dareenka Uu ka Qabo Heshiiska Xisbiyadu Ka Gaadheen Doorashada

    Hogaamiyaha Waddani Oo Hab Suugaaneed Ku Soo Bandhigay Dareenka Uu ka Qabo Heshiiska Xisbiyadu Ka Gaadheen Doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Waddani Oo Hab Suugaaneed Ku Soo Bandhigay Dareenka Uu ka Qabo Heshiiska Xisbiyadu Ka Gaadheen Doorashada

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay heshiiskii ay xisbiyadu ka gaadheen khilaafkii doorashooyinka.

Hogaamiye Xirsi ayaa bogiisa Facebook ku soo bandhigay dareenka uu ka qabo heshiisyada xisbiyada isaga oo adeegsaday hab suugaaneed.


Qormada hogaamiye Xirsi ayaa u dhignayd sidan:-

Wadajirkeena ayaynu ku guulaysan karnaa, Qaranka oo isku duuban ayaa meel gaadhi kara
Runtii waa is afgarad muhiim ah.


Waxaanse leeyhay gabagii hadraawi ee ahaa "Gurgurshaagu awr buu ka yahay rarasho gaadiide
Gadh wadeenna ruux buu ka yahay geydhan dirireede
Inkastuu wax galo ama wax gudo ama wax weyn gooyo
Inkastuu galool mudhan ka yahay dhiraha gaagaaban
Inta ruux wax gaadhsiin karaa way gun dhowdahaye
Galladduna waxay saran tahay wax isu gey-geyne
Waxaan geesi Karin baa jira oo an gaar ninna u falin."