Fadeexad Dul Hoganaysa Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka

0
Tuesday August 06, 2019 - 14:05:24 in by salman abdi
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexad Dul Hoganaysa Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka

    Fadeexad Dul Hoganaysa Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexad Dul Hoganaysa Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka
Todobadkan Gudihiisa Waxaa Gobolka Togdheer Ka Dhacay Dhacdo Ugub Ku Ah,Taas Oo Ahayd Dablay Weerar Ku Qaaday Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Taliyaha Ciidanka POLICE.

Arintan Oo Ahayd Isku Day Dil Ayaa Dhalisay Hadal Hayn Badan Waxaana Laga Dhur Sugaayey Talaabada Ay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer Kaga Falceliyaan Dhacdadani Foosha Xun,

Balse Nasiib Daro Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Ku Fashilmay Inuu Talaabo Ka Qaado DABLAYDII Weerarka Ku Qaaday Masuuliyiinta Gobolka,Mana Jirto Ilaayo Hada Cid Loo Soo Qab-Qabtay

 

Badhasaabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Diiday Inay Warbaahintu Xafiiskiisa Soo Gasho Isaga Oo Xushay Qaybo Kamida Warbaahinta Halka Kuwo Kalana Uu Diiday Inay Xafiiska Soo Galaan ,Isagoona Baqdin Ka Qaba Inay Warbaahintu Su,aalo Ka Weydiiso Weerarkii Lagu Qaaday

Xildhibaan Janaale Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Isla Markaana Deegaan Ahaan Kasoo Jeeda Deegaanka Lagu Weeraray Badhasaabka Ayaa Sheegay In Badhasaabku Deg Degay Isla Markaana Aanu Waxba Kala Socodsiin Daminta Xaalada Ka Jirta Deegaamaysiga Cusub,Taas Oo Muujinaysa Inay Gobolka Togdheer Ku Habsatay Maamul Xumo Baahsani,,

Weerarkii Lagu Qaaday Badhasaabka Ayaa Sababay Waxyeelo Lasoo Gaadhsiiyey Gaadiidkii Dawlada Ee Ay Wateen Qaar Kamida Maamulka Gobolka,Waxaana Muuqata Inay Wiiqantay Awoodii Maamul Ee Gobolka tan Iyo Intii Xilka Badhasaabnimo Loo Magacaabay Badhasaab Xamse