Qoraal lagu shaaciyay in uu xirmay Kalfadhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka

0
Wednesday August 07, 2019 - 14:03:21 in by salman abdi
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoraal lagu shaaciyay in uu xirmay Kalfadhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka

    Qoraal lagu shaaciyay in uu xirmay Kalfadhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal lagu shaaciyay in uu xirmay Kalfadhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in la xiray Kalfadhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka.

 

 

 

Qoraal uu soo saaray guddoomiye Mursal oo ku tariikheysnaa 4-ta bishan Augusto ayaa lagu sheegay in Kalfadhiga 5aad uu soo xirmay 27-kii bishii hore ee July, sidaas darteed Xildhibaanada Golaha ay galayaan fasax labo bilood ah.

 

 

Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka ayaa furmi doona 27-ka bisha September ee soo socota, iyadoo kalfadhiga la soo xiray uu ahaa kii ugu baaqashada badnaa, marka loo eego kulamo dhowr ah oo kooram la’aan u furmi waayay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoonka Golaha Shacabka :