Deg Deg Guddida Doorashada Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada Golaha Wakiilada

0
Thursday August 08, 2019 - 13:05:56 in by salman abdi
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Guddida Doorashada Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada Golaha Wakiilada

    Deg Deg Guddida Doorashada Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada Golaha Wakiilada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Guddida Doorashada Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada Golaha Wakiilada

Guddida doorashooyinka somaliland ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan dib u dhac ku yimid doorashada golaha wakiilada.

 

Sida uu dhigayo xeerka doorashada golaha wakiiladu, 120 maalmood ka hor ayaa lagu dhawaaqayaa in doorashadu dhacayso iyo In kale iyada oo wakhtigaasina uu ku beegan yahay 12 August 2019.

Guddida doorashada ayaa dhawaaqan laga filayo mid la mid ah samaysay 28 November ee sanadkii 2018 wakhtigaas oo ay sheegeen inaanay doorashaduna ku dhacayn wakhtigeedii, taas oo keentay in golaha guurtidu ay sameeyaan mudo kordhin ay ilaa maanta ku fadhiyaan.

Sidoo kale waxa la filayaa in golaha guurtida somaliland ay mar kale mudo kordhin u samayn doonaan golaha wakiilada, iyada oo heshiiskii ay dhawaan gaadheen sadexda xisbi ayaan lagu cadayn wakhtiga doorashada iyo talaabada la qaadayo haday mudo kordhin kale timaado.

Dhinaca kale waxaan la qiyaasi Karin inta ay leekaan doonto mudo kordhin ay golaha guurtidu mar kale u samayn doonaan golaha wakiilada.