Deg Deg Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya Dad Saaranaa Gaadhi Rakaab Ah Oo Maray Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Rasaas Ku Furay.

0
Friday August 16, 2019 - 10:04:26 in by salman abdi
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya Dad Saaranaa Gaadhi Rakaab Ah Oo Maray Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Rasaas Ku Furay.

    Deg Deg Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya Dad Saaranaa Gaadhi Rakaab Ah Oo Maray Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Rasaas Ku Furay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya Dad Saaranaa Gaadhi Rakaab Ah Oo Maray Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Rasaas Ku Furay.

Ciidamada Liyuu Booliska Ethiopia ayaa xalay saddex qof ku dhaawacay duleedka deegaanka Ina-guuxaa ee xadka Somaliland iyo Ethiopia.

 

Laba ka mid ah dhaawaca oo culus ayaa la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa,Dadkan ayaa saarnaa gaadhi rakaab ah marka ciidamada Ethiopia rasaasta ku fureen.

 

Weli ma cadda sababta keentay in la rasaaseeyo dadkan,Ethiopia iyo Somaliland weli kama hadal dhacdadan.