Gadiidkii Ugu Badnaa Oo Ku Xaniban Dooxyada Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

0
Friday August 16, 2019 - 10:30:07 in by salman abdi
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gadiidkii Ugu Badnaa Oo Ku Xaniban Dooxyada Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

    Gadiidkii Ugu Badnaa Oo Ku Xaniban Dooxyada Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gadiidkii Ugu Badnaa Oo Ku Xaniban Dooxyada Hargeysa Iyo Berbera Dhexdooda

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka awbarkhadle ee berbera iyo hargeysa dhexda ayaa sheegaya in dooxyadii ay ku xaniban yihiin gaadiid fara badan oo ka kala yimi magaalooyinka berbera iyo hargeysa, waxaana imnka ugu daran dooxa awbarkhadle oo duleedka hargeysa ah,sidoo kale biyaha culus ee dooxyada soo mara wakhtiyadan ayaa sabab dhimasho iyo xaalad argagax badan maadaama oo wadayaasha qaarkood ay sugi kari waayaan inta biyuhu dhamaanayaan islamarkaana ay xoog iyo indho adeyg ku maraan kuwaas oo uu qaato dooxu .



Xukuumadda madaxweyne biixi ayaa iyadu waxba ka qaban haba yaraatee waddooyinka gaadiidka marka laga reebo lanbarkii gaadiidka oo ay dibu cusboonaysiin ku sameeyeen haddana waddo keliya oo ay xukuumadda madaxweyne biixi dhistay ayay shacabku u ooman yihiin inay indhahdooda ku arkaan, halka magaalada burco dad gadoodsan ay fureen biriishkii labaad oo muddo xanibnaa , maadaama xukuumadda biixi balan qaaday dayactirka lacagtii biriishyada burco hadana waxaan burco loo rumeynin balan qaadkii ahaa in lacagihii birishyada loogu tala galay ay ku jiraan bankiyada balse aan la hayinin ilaa iyo hadda