Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamul Gobaleedka Puntiland Oo Ka Socda Deeganka Hadaaftimo Ee Gobalka Sanaag.

Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa ka socda magaalada Hadaftimo ee gobolka Badhan.
Waxa jira khasaare aan la xaqiijin inta uu leeg yahay.
Dagaalka ayaa yimi kadib markii uu socdaal ku tegay magaalada Hadaftimo guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland.
Xigasho/Hassan Galaydh