Dawlada Somalia Oo Qaadacaday Doorashadii Ka Dhacaday Maamulka Jubland Ee Madaxweynaha Looga Dhigay Axmed Madoobe.

0
Friday August 23, 2019 - 09:35:47 in by salman abdi
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somalia Oo Qaadacaday Doorashadii Ka Dhacaday Maamulka Jubland Ee Madaxweynaha Looga Dhigay Axmed Madoobe.

    Dawlada Somalia Oo Qaadacaday Doorashadii Ka Dhacaday Maamulka Jubland Ee Madaxweynaha Looga Dhigay Axmed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Somalia Oo Qaadacaday Doorashadii Ka Dhacaday Maamulka Jubland Ee Madaxweynaha Looga Dhigay Axmed Madoobe.

Dawladda Itaalka Daran Ee Soomaaliya Oo Kasoo Horjeedsatay Doorashadii Maanta Ka Dhacday Kismaayo Ee Dib Loogu Cumaamaday Axmed Madoobe.


Dowladda taagta daran ee Soomaaliya ee uu hogaamiyo Farmaajo ayaa wax kama jiraan kasoo qaaday waxa ay ugu yeedhay doorashooyinkii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee labada madaxweyne lagu kala doortay iyadoo ka dhigtay in Hogaaminta Kismaayo la isku haysto balse aan si xalaal ah loo dooran Axmed Madoobe.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda aanay aqoonsaneyn dhammaan natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay.


 

Wasaaradda ayaa doorashada ka dhacday Kismaayo, ee lagu kala doortay waxa ay ugu yeedhay Axmed Madoobe iyo Cabsirashiid Xidig, waxay ayada oo aan magacaabin, doorashadooda ugu yeedhay-caleemo saar.”

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aqoonsan doonto oo kaliya doorasho wadar-oggol ah, lagu qanacsan yahay, xor iyo xalaal ah, islamarkaana ay goobjoog ka yihiin dowladda federaalka iyo beesha caalamka.

Hoos ka akhriso qoraalka wasaaradda