Sarkaal Iyo Ciidamo Uu Watay Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Madaxtooyada Puntland Oo Ka Hadashay

0
Friday August 23, 2019 - 14:20:03 in by salman abdi
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Iyo Ciidamo Uu Watay Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Madaxtooyada Puntland Oo Ka Hadashay

    Sarkaal Iyo Ciidamo Uu Watay Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Madaxtooyada Puntland Oo Ka Hadashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal Iyo Ciidamo Uu Watay Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Madaxtooyada Puntland Oo Ka Hadashay

Afhayeenka madaxtooyada dowlad goboleedkda Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa saaka shaaciyey in uu maamulkaasi u soo wareegay taliyihii aaga degmada Badhan ee Somaliland, Gurey Cismaan Saalax.



 

Dabaraani ayaa sidoo kale sheegay in taliyaha uu wato dhammaan ciidamadiisa, si rasmina ahna uu ugu soo biireen Puntland.


"Ugu dambeyn waxaan ku guuleysanay in taliyihii ciidamada Somaliland ee aaga Badhan Gurey Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay ku soo wareegaan maamulka Puntland” ayuu yiri Jaamac Dabaraani.


 



Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinacan Somaliland oo ku aadan sarkaalkaasi ka soo goostay.


Somaliland iyo Puntland oo isku haya Sool iyo Sanaag ayaa inta badan ku dagaalama qeybo ka mid ah gobolladaasi.