Booliska Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Xadhiga Wasiirkii Amniga Jubboland

0
Monday September 02, 2019 - 12:50:19 in by salman abdi
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Xadhiga Wasiirkii Amniga Jubboland

    Booliska Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Xadhiga Wasiirkii Amniga Jubboland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Xadhiga Wasiirkii Amniga Jubboland

Ciidamada booliska soomaaliya ayaa ka hadlay xadhiga wasiirkii amniga maamulka Jubboland oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

taliye ku xigeenka ciidamada booliska soomaaliya Zakiya Xuseen ayaa warbaahint u sheegtay in ciidamada amaanku xidheen wasiirkaas ka tirsan maamulka Jubboland isla markaana loo haysto dembiyo culus oo uu galay.


”"Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa shalay ay taariikhdu ahayd 31/08/2019 soo xiray eedeeysane C/Rashiid Xassan Nuur ‘Janan’ kaasoo ku eedaysan dambiyo culus”ayay tiri Jen Zakiya.


Waxa ay sidoo kale sheegtay taliye kuxigeenka ciidanka booliiska in socdaan baaritaano booliiska ku hayaan kiisaska loo heesto Wasiirkii amniga maamul goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo hada Muqdisho ku xiran.


Wasiirkan shalay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa loo heestaa sida aan wararka ku helnay dilal iyo tacadiyo kale oo ka dhacay gobolka Gedo gaar ahaan degmada Doolow oo Gudoomiye kasoo noqday.