Galmadug:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Markale Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Ee Maamulka Galmudug

0
Tuesday September 03, 2019 - 10:38:21 in by salman abdi
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmadug:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Markale Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Ee Maamulka Galmudug

    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Markale Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Ee Maamulka Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Markale Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Ee Maamulka Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.




wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ay kamid yihiin arrimaha gudaha iyo amniga gudaha, xildhibaanno labada gole ka tirsan, madaxa fulinta Galmudug, saraakiil ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Ra’iisul Wasaaraha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur.



 


 

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo socdaalkiisa dhuusamareeb uu qayb ka yahay qorshaha dhamaystirka dadaallada horumarinta Galmudug, ayaa furaya shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo reer Galmudug ay uga tashanayaan aayahooda iyo dhismaha dowlad gobaleed loo dhanyahay.


 

—DHAMMAAD—-