War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Hada Xidhay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Madax-banaan+Sababta Loo Xidhay.

0
Wednesday September 04, 2019 - 14:12:08 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Hada Xidhay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Madax-banaan+Sababta Loo Xidhay.

    War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Hada Xidhay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Madax-banaan+Sababta Loo Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Hada Xidhay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Madax-banaan+Sababta Loo Xidhay.
Maxkamada Sare Ee Somaliland Ayaa Saaka soo Saartay Waraaq Xayiraad ah Oo ay Ku Xayirayso Shabakada Wararka Ee Hadhwanaag News
Maxkmada Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Xayiraad Saartay Website-Ka Hadhwanaag-News Oo Xaruntiisu Ku Taal Magaalada Hargaysa ,
Maxkamada Ayaa Ku Eedaysay Website-ka In Warar Been Abuura Ka Faafiyey Gudoomiyaha Banka Dhexe Ee Somaliland
Sida Oo Kale Website Waxa Lagu Eedyey In Uu Qoro Maqaalo Iyo Waraysiyo Aan Sal Iyo Raad-toona Lahayn

Warqada Ay Ku Saxeexan tahay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Ayaa waxa Uu Qoraalkan U dhigay Sidan

"Maxakamada Gobolka M-jeex
Markaan Aragnay Iyo Cod Siga Nooga Miyid Police-ka Ee Sumadiisu Tahay HBD/BD/563/019 Ee Ku Taariikhaysan 03/09/019 Oo AY Booliska U Soo Gudbiyeen Maxkamada Dacwada Ka Dhan Ah Wabsite-ka HadhwanaagNews Oo Ay Ku Sheegeen In In Ay Faafiyeen Maqaalo Iyo Waraysiyo Aan Sal Iyo Raad Toona LAhayn Oo ay Ku dhawaacayaan Sumcada Iyo Sharafta Gudoomiyaha Baanka Dhex Ee Somaliland Kaasi Ay Ku Tilmaameen Inuu Ku Takri Falay Hantiii Umada Iyo In Uu Madaxweynuhu Siiyay Boqolal Ku Oo Dollar Si Ugu Soo Xero Galiyo Kornal Caare Iyo Jabhada Isla Markaana Uu U Soo Gacan Galiyo Xukuumad Xisbiga Kulmiye Iyo Reer kooda Oo Mucaarad U Badan
Ugu Danbayn Booliska waxa Ay Codsigooda Ku Xuseen In Xayiraad La Saaro Wabsitekan Ilaa Inta Dacwada Ka Hanka Ah La Soo Dhamaynayo

Markaan Argnay:-Codsiga Qalinka Ah Ee X X Ilaalinta Gobolka M.jeex Ku Dul Qoran Qoraalka HBD Oo X. X. Ilalinta Gobolka Codsatay In Loo Tixgaliyo Codsiga Booliska.

AMARKAN

1:-Waxaan Xayirnay Wabsite Ka Hadhwanaagnews Ee Ka Soo Baxay Magaalada Hargeisa Ilaa Inta Dacwada Ka Dhanka Ah Ee Loo Soo Gudibiyay Maxkamada Go,aan Ka Soo Baxay
2:-Waxaan Ku Amraynaa Dhamaanba Shirkadaha Interent-ka In AY Hawada Ka Saaran Wabsitekan Ilaa Inta Ay Amar danbe Ka Soo Baxayo Dacwada Looga Soo Gudbiyay Maxkamada Hargeisa
3:-Amarkan Waxa Uu Sooo Baxay Maanta Oo Ay Taariikkhdu Tahay 03/09/019
Basle Waraaqaa Laguma Cadayn Xiliga Uu Dhaqan Galayo Amarka Xayiraada Web-kan
waxa Warqada Ku Saxeexnaa Gudoomiyaha Maxkadam Hargeisa "