Wasaaradda Duulista & Hawada Somalia oo ka laabatay heshiis ay horay ula gashay Shan shirkadood

0
Saturday September 14, 2019 - 11:56:40 in by salman abdi
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Duulista & Hawada Somalia oo ka laabatay heshiis ay horay ula gashay Shan shirkadood

    Wasaaradda Duulista & Hawada Somalia oo ka laabatay heshiis ay horay ula gashay Shan shirkadood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Duulista & Hawada Somalia oo ka laabatay heshiis ay horay ula gashay Shan shirkadood
Qoraal ka soo baxay Dowladda Somalia gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya.ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu kanoqotay heshiis ay horay ula gashay illaa shan shirkadood, kuwaasoo heshiis lagula galay hubinta iyo illaalinta badqabka gaadiidka.
Heshiiskan oo aan horay u shaacin Wasaaradda ayaa qoraal ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad ayaa lagu sheegay in lagala noqday heshiisyadii tijaabada ahaa ee lala galay shirkadaha (M.T.O Kalaawito)

 

 


Shirkadaha lagala laabtay heshiiska ayaa waxay kala yihiin General Motors, Balqiisa General, Sawaasiya General, Barwaaqo General iyo Gaagaale General.
Halkan Hoose ka akhri Nuxurka Warqadda kazoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya.