War DegDeg ah: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic uu ka mid yahay Garoonka Kubadda Cagta oo Roog la dhigay
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Burco
Madaxweynaha Somaliland Oo Malintii 2aad Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada Burco,Ayaa Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Gobolka Togdheer,Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sidoo Kale Kormeer Ku Tagay Goobo Muhiima Oo Isagu Jira Xarumo Ganacsi Iyo Malal Laga Hirgeliyey Magaalada Burco,
Sidoo Kale Madaxweynaha Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jaray Garoonka Kuada Cagta Almazey Stadium Oo La Dhigay Roog Cagaaran,Isla Markaana Lagu Sameeyey Dubu Habayn Balaadhan
Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sidoo Kale Kormeer Ku Tagay Xarunta Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco,Halkaas Oo Uu Warbixin Kaga Dhegaystay Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad