Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Weyn Ee Maryan Mursal Ciise

0
Sunday September 22, 2019 - 11:33:31 in by salman abdi
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Weyn Ee Maryan Mursal Ciise

    Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Weyn Ee Maryan Mursal Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Weyn Ee Maryan Mursal Ciise

Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqday Fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan oo maalmihii u dambeeyey xaalad caafimaad ugu jirtay Cisbitaalka Royal ee magaaladda hargeysa.


Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caafimaad ugu duceeyay fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan.


Dhan kale fannaanada Maryan Mursal Ciise Bootan ayaa guddoomiye Cirro uga mahadnaqay booqashada uu ugu yimid.